xawaaji
(m.l)ld xawaash.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xawaaji ↴
qaabuuli [m.l]
1. Bariis yaryar, macaan oo hindiya laga keeno. 2. Bariis lagu daray xawaaji, kabsar, geed kuleyl iwm.
kal-xawaaji [m.l]
Kal yar oo xawaajka, haylka iwm lagu tumo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg