xawaal
(m.l)

ld xabaalid.

xawaal
(m.dh)

Degganaanta iyo dib u gurasha-da badda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xawaal

xabaalid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xabaal³. ld xabaal¹, xawaal¹.

banki [m.l] (-iyo/bunuug, m.dh)
Maamul xafiisyo leh oo lacagta lagu keydiyo ama layska amaahiyo, fuliyana adeegyo maaliyadeed sida sarrifka lacagaha qalaad, xawaaladaha gudaha iyo dibadda iyo furidda ictimadyada. ld bangi.

xawaalad [m.dh] (-do, m.l)
1. (dhaq.) War-qaadda lagu diro lacagaha dadku boostada ku dirayaan. 2. (dhaq.) Lacag dal laga wareejiyo iyadoo dal kale lagu wareejinayo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg