xay
(m.l)

1. Ubaxa kiisa aan qaabka caleemaha lahayne u baxa sida bul ama cuntub ama xirmo yar oo dun ah. 2. Midabkiisu, sida xayga qaarkii, cadyahay.

Xaydhowayn*

Cayayaan yaryar oo baalalay eh oo jecel iftiin inta badan waxa aad ku arkaysa nalalka ilayska ah iyaga oo ku wareegaya .


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xay

aabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
1. Cid qaddarin ama tixgelin siin. 2. Weel asal iyo xaydh marin, si uusan biyaha, caanaha iwm u habin.

ubaxaysad [m.l]
ld ubaxaysasho. ubaxaysasho

ubaxaysi [m.l]
ld ubaxaysasho. ubaxaysasho

ubaxayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Ubax yeelasho (geed). ld ubxayso. ubxayso

kaadi [m.dh]
(baay.) Dareere biyo ah oo ay sameeyaan organnada qashinsaarka ee xayawaanku, si ay ugu saaraan qashinka ka soo hadha dheefsashada. Xayawaanka sare, kaadida waxa soo saara kelyaha, waxa lagu keydiyaa kaadi haysta, waxaana laga qashinsaaraa kaadimareenka ama koloykaha. Marka laga reebo biyaha, waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay kaadidu ka koobantahay waxa ka mid ah: maxsuulka dheefsashada naytroojiin oo ah yuuriyo, amuuniya, asiidha yuurik iyo kiritaniin iyo ayoonno aan orgaanik ahayn.

ubuc [m.dh] (-cyo, m.l)
Qaybta hoose ee jidhka xayawaanka. Waxay ka koobantahay caloosha, mindhicirrada iyo organnada qashinsaarka iyo taranka.

ubxaysad [m.l]
ld ubaxaysasho. ubaxaysasho

ubxaysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld ubaxaysasho. ubaxaysasho

ubxaysi [m.l]
ld ubaxaysasho. ubaxaysasho

ubxayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld ubaxayso. ubaxayso

x [m.dh]
(xa') Xarafka laba iyo labaatanaad ee alifka soomaalida, waana shibbane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg