xayaad
(m.l)Nooc ka mid ah ciyaaraha saarka oo leh jiib, jaan iyo sacab, waxaana cayaar ammaanta diinta Islaamka ku dhisan oo ay dheelaan beeraleyda reer Dhoobey iyo Ugaarsatadaba. Dheeshaa sida Booranaha waxaa lagu daaweeyaa cudurro.
xayaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)Nafley raaxay-sasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xayaad ↴
baalal [m.l]
1. Dad daawanaya cayaarta xayaadka. 2. (w) eeg baal¹.
baro [m.dh]
1. Degaan lagu dhasho ama lagu dhaqmo; guri. 2. Goobta lagu cayaaro ciyaarta xayaadka.
xayaadid [m.f.dh]
eeg xayaad².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg