xayaadid
(m.f.dh)eeg xayaad².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xayaadid ↴
xayaad [m.l]
Nooc ka mid ah ciyaaraha saarka oo leh jiib, jaan iyo sacab, waxaana cayaar ammaanta diinta Islaamka ku dhisan oo ay dheelaan beeraleyda reer Dhoobey iyo Ugaarsatadaba. Dheeshaa sida Booranaha waxaa lagu daaweeyaa cudurro.
xayaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Nafley raaxay-sasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg