xaydan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)

Maro iwm wax la xayday ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaydan

xaydnaan [m.f.dh]
eeg xaydan. ld xaydnaansho.

xayd [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Maro iwm kor u qaadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg