xayeesi
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Caato; weyd.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xayeesi

borobogaanda [m.dh]
(siyaa.) War iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

macaluul [m.dh]
Dhuubnaan ama xayeesinnimo ku dhacda nafleyda oo ka dhalata nafaqadarro.

weydnimo [m.dh]
Caatonimo; xayeesinnimo.

xayeesinnimo [m.dh]
Xayeesi ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg