xayeesinnimo
(m.dh)

Xayeesi ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xayeesinnimo

macaluul [m.dh]
Dhuubnaan ama xayeesinnimo ku dhacda nafleyda oo ka dhalata nafaqadarro.

weydnimo [m.dh]
Caatonimo; xayeesinnimo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg