xayiraad
(m.dh) (-do, m.l)

Xayirmid.

xayiraad
(m.dh) (-do, m.l)

(taar.) Is-hortaag dhaqaale oo la xiriira joojin ganacsi, dhaq-dhaqaaqa maraakiibta si looga joojiyo dal isdhaafsiga ganacsiga uu la leeyahay dalalka kale.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xayiraad

xannib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Cid xayiraad u geysasho. 2. Dhibid; cadaadin; kadaadin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg