xayiran
(m.l)

ld xayirmid.

xayiran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)

Wax socodkooda ama fulintooda la is-hortaagay noqosho.

xayiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax la xayiray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xayiran

xayirmid [m.f.dh]
eeg xayiran². ld xayiran¹.

xayirnaan [m.f.dh]
eeg xayiran³. ld xayir-naansho.

xayir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax socodkooda ama fuliddooda is-hortaagid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg