xayn
(m.dh)

In yar oo aan badayn oo xoolo, ugaar iwm oo wada jira; horin; koox.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xayn

qaaxayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaaxee.

raaxayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raaxee. ld raaxo (2).

waaxayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waaxee. ld waaxyayn.

dharbaaxayn [m.dh]
ld dharbaaxid.

dhexayn [m.f.dh]
eeg dhexee.

dhirbaaxayn [m.dh]
ld dharbaaxid.

eexayn [m.dh]
eeg eexee.

faataxayn [m.f.dh]
eeg faataxee.

fadeexayn [m.f.dh]
eeg fadeexee.

gocoso [m.dh]
Bari yar oo dhulka laga qoto oo geedka xaynxayndhadu dhalo oo la cun.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg