xayuubi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Ka x.: wax qof dusha ka saarnaa xoog uga qaadid. 2. Ka x.: xil, derejo iwm qof ka qaadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xayuubi ↴
ayoon-togan [m.l] (-nno ..., m.dh)
(kiim.) Ayoon saldanab togan oo ka dhashay atammo ama molikuyuullo laga xayuubiyey elektaroonno. Marka danabsoociddu dhacayso, ayoon-toganayaasha waxa jiita qotinka taban.
xayuubin [m.f.dh]
eeg xayuubi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg