xeebad
(m.l)ld xeebasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xeebad ↴
xeebasho [m.f.dh]
eeg xeebo. ld xeebad.
xeeb [m.dh] (-bo, m.l)
Daliig dhul ah oo cammuud iyo sabbaax leh oo bad dhinaca ku haysa.
xeeb [m.dh] (-bo, m.l)
(juqr.) Dhulka deriska la ah badda ama biyo kale oo weyn kuwaas oo mawjadahoodu ay si toos ah u saameeyaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg