xeeldheer
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-raa, -rayd)

Ku x.: cid aqoon dheeraad ah wax u leh ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xeeldheer

xaliilad [m.dh]
Magac la siiyo gabyaa ku xeeldheer curinta maansada.

garyaqaan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Nin xeerarka iyo dhaqammada bulshada ku xeeldheer. 2. Qof sharciga dawliga ah aqoon u le.

xeeldheeraan [m.f.dh]
eeg xeeldheer. ld xeel-dheeraansho, xeeldheeri.

xeeldheeraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xeeldheeraan.

xeeldheere [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-rayaal, m.l/dh)
Qof aqoon iyo waaya-aragnimo dheeraad ah u leh qayb cilmiga ka mid ah.

xeeldheeri [m.dh]
ld xeeldheeraan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg