xerodhaafid
(m.f.dh)eeg xerodhaaf².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xerodhaafid ↴
xerodhaaf [m.l]
Neef xeradiisa ka taga oo habeenkii xero kale ku hoyda.
xerodhaaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Neef xeradiisa mooyaane xero kale ku hoyasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg