xerood
(Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine)

eeg xeroo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xerood

kellijuluqle [m.l]
Neef xoolo ah oo soo xerooday isaga oon dheregsanayn.

xero [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Meegaar dhagax ah ama ood ama qoryo, oo xoolo ama wax kale loo dhigo; derbi wareegsan oo illin laga galo leh; mooro; siibad. 2. Meel dugsiga ka weyn oo xertu wax ku barato.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg