xerri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld xergee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xerri

xergee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-geeyay, -geysay)
Geel meel reerka ka fog u daaq geyn. ld xerri.

xergeyn [m.f.dh]
eeg xergee. ld xerrin.

xerrin [m.dh]
ld xergeyn.

xer [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
1. Dad koox ah oo sheekh raacsan ama wax ka barta. 2. X. ah: nin u go'ay barashada diinta oo hadba meel u aada kutub raacasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg