xeyd
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Maro dacalkeeda hoose kor u qaadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xeyd

dhallaax [m.dh]
Subag, labeen, xeydh, timir cajiiman iwm oo weelsalkiisa ku jira.

xeydan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-dnaa, -dnayd)
Wax la xayday noqosho.

xeydan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax la xeyday ahaansho.

xeydasho [m.f.dh]
eeg xeydo.

xeydid [m.f.dh]
eeg xeyd.

xeydmid [m.f.dh]
eeg xeydan¹.

xeydnaan [m.f.dh]
eeg xeydan. ld xeydnaansho.

xeydnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xeydnaa.

xeydo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ytay, -ydatay)
Maro dacalkeeda hoose kor u qaadasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg