xididdeyso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

1. Xidid yeelasho. 2. Ku x.: meel mudda badan ku sugnaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xididdeyso

xididdeysasho [m.f.dh]
eeg xididdeyso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg