xididmaskaxeed
(m.l)1. Dhuuxa dheer oo lafdhabarta, intiisa kore oo riciraha tunka. 2. Mid ka mid ah sooha cad oo maskaxda, maskaxyarada iyo dhuuxdheeraha, sida say-mo uga kala leexda oo oogada meesheed walba ka iltiran.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xididmaskaxeed ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg