xigaal
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Qaraabo. ld xigaalo, xigto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xigaal

casabo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dad wada dhalasho ka dhexeyso; xigto; ehelo; xigaalo; qaraabo; sokeeye.

xigaalo [m.dh]
ld xigaal.

xigtannimo [m.dh]
Qaraabonimo; sokeeye; xigaal.

xigto [m.dh]
ld xigaal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg