xigaalo
(m.dh)ld xigaal.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xigaalo ↴
casabo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dad wada dhalasho ka dhexeyso; xigto; ehelo; xigaalo; qaraabo; sokeeye.
xigaal [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Qaraabo. ld xigaalo, xigto.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg