xigasho
(m.f.dh)

eeg xigo².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xigasho

cusko [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-kaday, -katay)
1. Ul, derbi, geed iwm tabaryari awgeed miciinsasho. 2. Fikrad ama qodob sharci xigasho. 3. Eebbe miciin ka tuugid.

dheego [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-gtay, -gatay)
1. (f.g) Wax qof kale sameeyey wax u eg samayn; ka xigasho. 2. (f.mg) Ka dh.: hilib iwm gogasho.

tixraac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
Qoraal, hadal iwm xigasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg