xigid
(m.f.dh)eeg xig³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xigid ↴
dhinacee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ceeyay, -caysay)
Dhinac marid ama xigid.
kalkulas [m.dh]
(xis.) Laan ka mid ah xisaabta oo lagu barto xigidda iyo abyinaynta fansaarada iyo mawaadiicda la xiriira. Waxaana loo qaybiyaa kalkulas abyineed iyo kalkulas xigsinayd.
midigee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eysay)
1. Geel la lisayo hadba mar caanaheeda cantuugid. 2. Wax dhanka midig ugu xigid.
xig [m.l]
Xaskul.
xig [m.dh]
1. In yar oo hoore ah. 2. Neef dhawaan la maalay caano yar oo candhadiisa ku soo dhaca.
xig [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax, wax kale u dhowaansho. 2. Xiriir qaraabanimo yeelasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg