xiiso elektaroon
(m.l) (-ooyin ..., m.l)

(fiis.) Summadda A ayaa lagu asteeyaa. Tamarta baxda marka atam, molikuyuul ama koox ku sugan weji neefeed ay hesho elektaroon si ay u noqoto ayoon taban. Waxa markaas ay noqonaysaa tamarta: A+ e--> A- . Qiimaha togan ee A (halbeeggeedu waa elektaroon-foolt) wuxuu tilmaan u yahay in kul la bi-xiyey.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiiso elektaroon

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg