xiisoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

U x.: xiiso dareemid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiisoo

xiisood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg xiisoo.

xiis [m.l]
1. Xiisad. 2. Geed-abaareed aad u weynaada oo xabag udgoon (guubali) leh.

xiis [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-say, -stay)
1. (f.g) Xargo dhowr ah isku soohid. 2. (f.mg) U x.: wax u hiloobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg