xijaabid
(m.f.dh)eeg xiijaab².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xijaabid ↴
xijaab [m.l] (-byo, m.dh)
1. Wax wax celiya ama isku gudba ama qariya; daah; ilixir. 2. Qardhaas; xirsi; makaraan.
xijaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax qarin. 2. Wax dhibaato ka celin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg