xijaabo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-btay, -batay)

1. Wax xijaab ka dhigasho. 2. Qof muslim ah dhimasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xijaabo

xijaabasho [m.f.dh]
eeg xijaabo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg