xilafur
(m.l)

1. Xilaha la qabo oo si sharci ah loo sii daayo, loo furo; dalaaq. 2. Dhaar lagu dhaarto in xilaha la furayo.

xilafur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Xilo ku dhaarasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xilafur ↴

xilafurid [m.f.dh]
eeg xilafur².

xilafursii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid in ay xilaheeda ku dhaarato gayeysiin.

xilafursiin [m.f.dh]
eeg xilafursii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg