xilfe
(m.l)Nagaar la beero, oo iniino yaryar, oo dhirta dawada ka mid ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xilfe ↴
xil [m.l]
1. Xishood; sheex; sarriig. 2. Wax ama hawl la isu dhiibay ama la is faray ama la qabanayo, wixii ceebaal ah, ama naftii sharaf lihi ka xishooto, oo ka imaan kara haddii la hargado ama lagu gaboodfalo. 3. Ceebal; fadeexo.
xil [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ilay, -ishay)
1. Cid mas'uul saarid. 2. Cid ceebayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg