xoodso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-saday, -satay)

1. (f.g) Nafley salaaxasho. 2. (f.mg) Nafley salaax u bogid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xoodso

xoodsasho [m.f.dh]
eeg xoodso. ld xoodsad, xoodsi.

xood [m.l] (-dyo, m.l)
1. Ul yar; dhenged. 2. Xoodamis; salaax.

xood [m.dh]
1. Xoodamis; salaax. 2. Hab ceelasha qaarkood loo shubo.

xood [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Xarig iwm oo dabacsan togid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg