xoxob
(m.l)ld xexeb, xolxol.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xoxob ↴
xexeb [m.l] (-byo, m.dh)
Laallaabka ay leedahay heeryo awr saaran oo wax la gashado. ld xolxol, xoxob.
xolxol [m.l]
Meel daloosha oo laba baal ama laba lakab dhexdooda ah. ld xexeb, xoxob.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg