xug
(m.dh)X. ah: xaskul qori lagu xaquuqay oo buruqdii laga milay oo liilankii caddaa isu haray. 2. ld xuf.
xug
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)1. Xoolo isku duuban, si degdeg ah u kaxayn, u eryid. 2. Si aayar ah maqaarka ama xuubka uga saarid. 3. Hilib ku haray maqaarka ka jarjarid. ld hug.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xug ↴
colguri [m.l]
1. Naag la qabo oo dhibaato badan. 2. Xuguf iyo isnaceyb ka dhexeeya dad ehel ah oo meel ku wada nool; dagaal sokeeye.
hug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Neef ari ah harag ka bixin. ld xug².
xuf [m.l] (-faf, m.l)
Xuub yar oo harag jilicsan laga soo jeexay oo toobinka afka laga saaro. ld xug¹ (2).
xugid [m.f.dh]
eeg xug². ld hugid.
xugmi [m.l]
ld xukun¹ (2).
xugun [m.l]
ld xukun¹.
xukun [m.l]
1. Talis, guddoon. 2. ld xugmi. Go'aan maxkamadeed. 3. ld xakaamad, xukuumad. Dowlad; dawlo. ld xugun.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg