xusullayso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

1. Xusul mudasho. 2. Dhudhun wax ku cabbirasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xusullayso

xusullaysasho [m.f.dh]
eeg xusullayso. ld xusul-laysi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg