xusuusad
(m.l)

ld xusuusasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xusuusad

xusuusasho [m.f.dh]
eeg xusuuso. ld xusuusad.

xusuus [m.dh]
1. Awoodda maskaxda ee kaydin-ta dhacdooyinka. 2. Gocashada dhacdo qof raad ku reebtay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg