xusuusan
(Fal Gudbe4 | Verb Transitive4) (-snaa, -snayd)

Cid wax horay u dhacay maskaxda ku haysa ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xusuusan

dhadhab [m.l] (-byo, m.dh)
1. Riyo hadal leh oo aan la xusuusan marka la tooso; qarow. 2. ld dhadhalid.

garansoon [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax, wax xusuusan ahaansho. 2. Wax, wax fahamsan ahaansh.

garwaaqsan [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-naa, -nayd)
Wax, dhibaato, arrin, iwm in ay jiraan xusuusan ahaansh.

halmaan [m.l]
1. Xusuus la'aanta la xusuusan waayo wax hore loo soo maray. 2. ld halmaamid.

waqdhis [m.l]
Dhismo meel laga taago oo lagu xusuusanayo qofdhintay oo qabrigiisu meel kale ku yaal.

xusuusnaan [m.f.dh]
eeg xusuusan. ld xusuus-naansho.

xusuus [m.dh]
1. Awoodda maskaxda ee kaydin-ta dhacdooyinka. 2. Gocashada dhacdo qof raad ku reebtay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg