xusuusasho
(m.f.dh)

eeg xusuuso. ld xusuusad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xusuusasho

goco [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-cday/-coday, -catay/-cotay)
Dhacdo lahan-reeb ah dib u xusuusasho; tebid; garwaaqsash.

maaxo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-xday, -xatay)
1. Ceel maax yeelasho. 2. gabay, hees oo badan iwm allifid. 3. Ku m.: wax horey la isugu ama la isu faray dib u soo xusuusasho. 4. Biyo calowsan kala miirmid.

xusuusad [m.l]
ld xusuusasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg