xusuusi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid waxay ilowsanayd garwaaqsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xusuusi

garansii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Cid wax xusuusin. 2. Cid wax ka dhaadhici.

had [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1.Wax fahmid ama garasho. 2. Wax xusuusid. 3. Qof dilid.

xusuusin [m.f.dh]
eeg xusuusi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg