xusuusin
(m.f.dh)eeg xusuusi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xusuusin ↴
garansii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Cid wax xusuusin. 2. Cid wax ka dhaadhici.
xusuus [m.dh]
1. Awoodda maskaxda ee kaydin-ta dhacdooyinka. 2. Gocashada dhacdo qof raad ku reebtay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg