xusuuso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay,-satay)

Cid waxay illow-sanayd garwaaqsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xusuuso

xusuusasho [m.f.dh]
eeg xusuuso. ld xusuusad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg