xusuusqor
(m.l) (-rro, m.dh)

Buug lagu qoro waxyaabaha la doonayo inaan la illaawin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xusuusqor

ajeendo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Xusuusqor. 2. Arrin duluc gaar ah ka hadlaysa oo looga doodo shir iwm.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg