xutubi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Wax qadarin. 2. Wax fiiro gaar ah siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xutubi

xutubin [m.f.dh]
eeg xutubi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg