xuub-badh-habe
(m.l) (-bayaal, m.l/dh)

(baay.) Marka la sharaxayo siimowga, xuub oggolaada inay dhexmaraan molikiyuulladda miluhu, hase yeeshee aanay dhex mari karin kuwa milmuhu.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuub-badh-habe

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg