xuub-maskaxeed
(m.l) (-bab.../-dyo, m.dh)

(c.nafl.) Saddexda xuub ee ka sameeysan sooh xiriiriye oo hoos kaga dahaaran lafta madaxa iyo godka laf-dhabarta, waxayna daboolaan maskaxda iyo xangullada.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuub-maskaxeed

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg