yaabid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg yaab². ld yaabis². yaab, yaabis
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaabid ↴
yaabis [m.dh]
ld yaabid. yaabid
abyan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Ka a.: wax aad ula yaabid.
amakaag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Si aad ah u yaabid. ld amankaag².
biriiryaabid [m.f.dh]
eeg biriiryow². ld biriiryow¹.
cajab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
La c.: wax la yaabid.
fajac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -jici)
Si aad ah wax ula yaabid.
irkig [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Aad u yaabid. ld erkeg², argag².
shahmaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Ka sh.: wax aad ula yaabid.
yaab [m.l]
Amakaag; irkig; abyan; fajac.
yaab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
1. Ku yaab/ka yaab: dhacdo qof sameeyey la fajicid. 2. U yaab: wax dhibaato uga baqid (cid). 3. Ka yaab: dhibaato ka baqid (cid). 4. Isla yaab: cid fal ay samaysay ka qoomamayn.