yaabis
(m.l)1. Yaabis ah: aan iidaan (ama goosaar) lahayn (cunto iwm); engegan. 2. ld yaabin. engegan, yaabin
yaabis
(m.dh)ld yaabid. yaabid
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaabis ↴
yaabid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaab². ld yaabis². yaab, yaabis
yaabin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaabi. ld yaabis(1). yaabi, yaabis
iidaan [m.l]
Subag, caano, maraq iwm oo cuntada yaabisnimada looga ba'sho.
iidaan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
Subag, caano, maraq iwm cunno yaabis ah ku darid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg