yaabsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax yaab hayo ahaansho (qof). ld yaabban. yaabban
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaabsan ↴
yaabban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld yaabsan. yaabsan
yaabbanaan [m.dh]
ld yaabsanaan. yaabsanaan
yaabbanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld yaabsanaan. yaabsanaan
yaabsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaabsan. ld yaabbanaan, yaabbanaansho, yaabsanaansho. yaabsan, yaabbanaan, yaabbanaansho, yaabsanaansho
yaabsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld yaabsanaan. yaabsanaan
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg