yaaci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Dad, duunyo ama qalab kala firdhin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaaci ↴
yaacid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaac. yaac
yaacin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaaci. ld yaacis. yaacis, yaaci
yaacis [m.l]
ld yaacin. yaacin
dhidid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Nafley qorrax ama xanuun la kululaatay qoyaan dufan leh oogadeeda ka soo yaacid.
did [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Si aan habaysnayn u kala yaacid cabsi awgeed (xoolo ugaar iwm). ld dud².
firdhaad [m.l]
1. Wax weyn oo qarxaday ama col jabay, waxa ka soo go'a ama ka soo yaaca. 2. Dad ama xoolo kala yaacid. ld firdhad (1).
firdhi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Kala tuurtuurid; kala yaacin. ld firiri.
firdho [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-dhaday, -dhatay)
Wax qarxaday ama col jabay, wax ka kala yaacid, ka soo go'id.
firir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1]
(firdhay/firiray, firirtay; -rdhi/-riri) F./kala f.: wax wada jirey kala yaacid.
yaa [mu.we]
Kuma ayaa?, tuma ayaa?
yaa [e.we]
Maxaad tiri? Ku soo celi!
yaa [Qurub | Diirad, Particle | Focus]
ld baa.
yaa [qr.]
Yaan: markii qurubka diidmada 'aan
2' lagu lifaaqo amar diidmo ayuu muujiyaa. Tus. “Yaanu keenin”.