yaacsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Dad, duunyo ama qalab wax kala firirsan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaacsan

yaacsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaacsan. ld yaacsanaansho. yaacsanaansho, yaacsan

yaacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld yaacsanaan. yaacsanaan

doofil [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
D. ah: timo isdhax yaacsan oo aan muddo la shanlayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg