yaambo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

ld yaanbo. yaanbo

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaambo

fajaas [m.l]
1. F. ah: nabar weyn oo samaysma marka qof xoog loogu dhufto yaambo, faas iwm. 2. ld fajaasid. ld fujaas¹.

sharaq [m.l]
(muus.) Biro laysku garaaco oo muusiko ahaan loo adeegsado ciyaaraha qarkood; yaambooyin.

shooko [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Qalab bir ah oo af godan leh, yaambadana u eg oo geedaha lagu qoro. 2. ld shookad. Yaambo yar oo xooggan oo dhulka adag lagu falo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg